Dablay dad ku dishay Masaajid ku yaalla Gaalkacyo
Saturday, 04 April 2009 13:49
Kooxo dablay ah ayaa xalay rasaas ku furay dad jameeca ahaa oo ku Tukanayay Masaajid ku yaalla magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug. Halkaasi oo ruux uu ku dhintay, seddex kelana ay ku dhaawacmeen.
Maydad Qalfoof ah oo Muqdisho Laga Helay.
Saturday, 04 April 2009 13:27
Magaalada Muqdisho ayaa 24-kii saaacadood ee la soo dhaafay waxaa la helay Maydad Qalfoof dad rayid ah oo laga helay saldhigyo ay magaaladaasi ka daganaayeen ciidamadii Ethiopia ee Soomaaliya hawlgalka u tagay. |
<< Start < Prev 1 2 3 4 Next > End >>
Page 4 of 4



