Amaanka magaalada baydhbo oo aad koo adkeeyay
Sunday, 05 April 2009 08:37
Maamulka Islaamiga ee Alshabaab ayaa si weyn u adkeeyay Ammaanka Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, halkaasoo horaantii sanadkan ay la wareegeen gacan ku heynteeda.
Dagaal ka dhacay Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Dhexe
Sunday, 05 April 2009 08:27
Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyooyin Deegaanka ah iyo Xoogag u daacad ah Maamul Islaami ah oo ka taliya Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Dhexe ayaa wuxuu ka dhacay Deegaanno hoos-yimaada Degmadaas, iyadoo dagaalkaasna uu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Warsaxaafadeed ka soo baxaay xarunta Golaha dhaqanka iyo Midnimada hawiye.
Saturday, 04 April 2009 16:13
Xarunta Golaha dhaqanka iyo Midnimada hawiye waxaa maanta soo gaaray Gudoomiyaha Golaha Maxamed Xasan Xaad iyo Afhayeenka dhaqanka oo ka soo laabtay casuumaad ay ka heleen Markaska Cilmi barista, wadatashiga Aljaziira ee dalka Qadar, halkaas oo ay kula kulmeen Dowlada Qadar iyo Culimada Islaamka oo uu horkacayo Gudoomiyaha Culimada Caalamka Sheekh Yuusuf Al qardaawi taariikhdiu markii ay ahayd (10/03/2009.
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 Next > End >>
Page 3 of 4



