Home
Banner

Shaqaaqo qasaare nafeed geysatay oo ka dhacday duleedka degmaada Afgooye ee gobolka Sh/hoose

Hal ruux ayaa geeriyooday labo kalena wey ku dhaawacmeen ka gadaal markii fiidnimadii xalay ay shaqaaqo gacan ka hadal ah ka dhacday tuulada Qodqodey oo ka mid ah tuulooyinka hoos yimaada degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose sida wararka halkaasi ka imanaya ay sheegayaan.

Read more...

 

Donald Payne: "Waxaan u imaanay Muqdisho sidii aan ula kulmi laheyn Madaxda Soomaaliya iyo qiimeynta xaalada dalka"

Donald Payne oo ah xubin ka tirsan Congareska Mareykanka oo manta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa Saxaafada ugu warbixiyay safarkiisa iyo ujeedada socdaalka wuxuuna sheegay in ay u yimaadeen Muqdisho sidii ay ula kulmi lahaayeen Madaxda dalka Soomaaliya iyo qiimeyn xaalada dalka ay ku sameynayeen.

Read more...

 

Cumar Xaashi "In dad ajnabi ah oo Afganistan laga keenay iyo meel aanan garaneynin in dagaalada sii wadaan kama yeeleyno, waa in iyaga lagu jihaadaa"

Wasiirka Amniga Qaranka Col. Cumar Xaashi Aadan ayaa ugu baaqay Ciidamada Xooga dalka inay isu diyaariyaan dagaal jihaad ah oo ka dhan ah buu yiri kooxaha wali dagaalada wada.

Read more...

 

<< Start < Prev 1 2 3 4 Next > End >>

Page 1 of 4

  • Ra'iisal-wasaaraha Somalia oo hortegaya baarlamaanka
    Ra'iisal-wasaaraha Somalia, Omar Abdirashid Sharmarke, ayaa la filayaa in uu hortago baarlamaanka dawladda ku-meel-gaadhka ah ee Somalia, fadhi baalamaanku uu ku yeelanayo magaalada Muqdishu maanta.
  • Rabshado ka dhacay Boorama
    Magaalada Borama ilaa 5 qof ayaa boliisku xireen kadib banaanbaxyo shalay iyo maanta ka dhacay magaalada, oo lagaga cabanayo saamiga gobolkaasi Awdal uu ka helay xubnaha golaha wasiirada ee xukuumada cusub ee Somaliland.
  • Dastuurka dalka Kenya
    Todobaadka soo socda dalka Kenya waxaa ka dhici doonta afti loo qaadayo dastuur cusub oo la doonayo in lagu badalo kan hadda ka jira Kenya.
  • Waraysiga guddoomiyaha ONLF Dr Salaaxuddiin
    Madax ka socata wadanka Ethiopia iyo garab ka mida ururka ONLF ayaa wadahadal nabadeed ku leh Magaalada Washington ee wadanka Maraykanka.
  • Ciyaaraha Fudud ee Nairobi
    Koox Somali ah oo ka tagtay magaalada Muqdishu ayaa ka qayb gelaysa ciyaaraha fudud ee Afrika oo ka socda magaalaa Nairobi
Difaaca Badda